JAWAAB CELIN
++++++++++++++
Asc. Asxaabtay qaaligayow.
Caway waxan idin wadaa gabay jawaab celin ah oo aan uga jawab celinay inaanka la yiraado Fadil Farah oo xalay igu maagay dhowr meeris aan ka tiriyey Khalalaasah Ethiopia ka socda isaguse aad u dufaacay.
Mahadsanid intiinii isku hawshay akhriskiisa.
1.Wiilka gabayga soo tiriyoow, gaado hadalkayga..
2.U dhugyeelo geeraakaan, akhriyo gacaliyow haatan..
3.Ha gafine halkay gobodu taal, maanka galansii..
4.Inaan yahow ana soo gabyoo, imid fagaarahe..
5.Anigaa gadii ragi lahaa, gole ka soo goohay..
6.Guri amxaaro maantuu dumoo, haadku galow leeyey..
7.Anigaa gowsaha uga qosloo, dhab uga geeraaray..
8.Aniga dadkayga uga digay, gaalkii gawracaye..
9.Aniga warmah gurub sada, ku iri gumuc rasaaseede..
10.Aniga gabre laaya iri, iyo garacyaduu dhalaye..
11.Haddise adigoon hikaaddisa, garan aad gole ka soo heestay..
12.Oo aad ka gubatay geeraadii, aan gacaladay siiye..
13.Oo aad tiri tigree baan gargaar ka helay, gacana ii taagay..
14.Oo aad ku faantay gobodtuu ka galay, xamar gudaheeda..
15.Oo aad hilmaantay geesiguu dilayo, gamanaduu laayey..
16.Garaadkaa yaa ina adeer, golaha soo taagtay ..
17.Markaadse tiri giish baa jabo, xamar galayuustay..
18.Oo aad tiri geed buu iga furay, wuuna gacan siiyey..
19.Been baad ku goohday, gadaas ma uu galine..
20.Garabna ka madan arag, amxaaradaas gooysay ma xastaada..
21.Abidkaana gargaar kamadan helin, Gocosho hiil daaran..
22.Waligiis dakanuu kugu wataa, Iyo inuu ku gaadaaye..
23.Cadowgaaga aan gargaar lahayd, weeye xabashiduye..
24.Hargaantigu iyo geesi wiil, wa ogsoon yahaye..
25.Hooriguna wakhiis muu yaqan, gudobta loo dhiga'e..
26.Waligiis ninkii geed ku xira, yuu gacal ku sheegaaye..
27.Afartaas gundhigii gabayga, gocosho waayeel dheh..
28.Gaf wan ka dhawraye, gogol dhigaygii dheh..
29.Sidii sabi lama gabi dhacee, garasho wa weel dheh..
30.Afar kala wan gudahayaa, guule igu kaydshay..
31.Mar haddey gambeeladii, kaceen iyo guuto oramaa..
32.Oo xabashiigi gaajada la baday, Goostay Xarigii..
33.Oo go'aan ku gaareen, in ay giish la diriraan..
34.Guhaaday qabeen bay, ilkaha giigsheen caradiiye'e..
35.Waxa ay la gudahayaan, wa in ay geeri nolol ku gaarane..
36.Gurboodkoodu i nuu dagaa, guri xalaaleede..
37.Gam'ina mayaan, ilaa ay iliminta gaaraane..
38.Gaaskoodo wa tagin, inta tigre garwaaxeedo..
39.Gabbana mahayaan ilaa ay xayle, gawrac mariyaane..
40.Garowshiyo wa loo huraa, ruux haddu kaa gar lee yahye..
42.Gama lama noqdiyo ruuxaan, garasho aan celine..
43.Gacalkaana wa lagu farxaa, maalintuu gaaro limintiisa..
44.Cuqdadiyo guhaadana, wa laga durkaa gocoshadii hore'e..
45.Walalkaana gidaar wa loo noqdaa, maalintuu garab banaan yahaye..
46.Gacan qabadna waa loo huraa, gumuc rasaaseede..
47.Gargaar yahay soomaali, ka kaca garowga aad jiifta..
48.Kaco gumuca aakaha ka rida, gaalka gacan gooyada..
49.Oo gowraca ku sugaa, gabre ehelkiisaa..
50.Ka aarsada gumeeysku, wa midkii laayey gacalkaaye..
51.Gaba wara waa midkii, guudka noo xiraye..
52.Ka cad goosta maantuu, gawaan gagiya yaalaaye..
53.Ka caraabi guriguu harsaday Goorna yuu ladin..
Curiye:- Khadar Ahmed Dhoore
(Khadar Ehel maanso)
Wa blog hal abuur Khadar Ahmed Dhoore. Suugaan yahan leh aragti dheer.
Saturday, 27 August 2016
JAWAAB CELIN ++++++++++++++ Asc. Asxaabtay qaaligayow. Caway waxan idin wadaa gabay jawaab celin ah oo aan uga jawab celinay inaanka la yiraado Fadil Farah oo xalay igu maagay dhowr meeris aan ka tiriyey Khalalaasah Ethiopia ka socda isaguse aad u dufaacay. Mahadsanid intiinii isku hawshay akhriskiisa. 1.Wiilka gabayga soo tiriyoow, gaado hadalkayga.. 2.U dhugyeelo geeraakaan, akhriyo gacaliyow haatan.. 3.Ha gafine halkay gobodu taal, maanka galansii.. 4.Inaan yahow ana soo gabyoo, imid fagaarahe.. 5.Anigaa gadii ragi lahaa, gole ka soo goohay.. 6.Guri amxaaro maantuu dumoo, haadku galow leeyey.. 7.Anigaa gowsaha uga qosloo, dhab uga geeraaray.. 8.Aniga dadkayga uga digay, gaalkii gawracaye.. 9.Aniga warmah gurub sada, ku iri gumuc rasaaseede.. 10.Aniga gabre laaya iri, iyo garacyaduu dhalaye.. 11.Haddise adigoon hikaaddisa, garan aad gole ka soo heestay.. 12.Oo aad ka gubatay geeraadii, aan gacaladay siiye.. 13.Oo aad tiri tigree baan gargaar ka helay, gacana ii taagay.. 14.Oo aad ku faantay gobodtuu ka galay, xamar gudaheeda.. 15.Oo aad hilmaantay geesiguu dilayo, gamanaduu laayey.. 16.Garaadkaa yaa ina adeer, golaha soo taagtay .. 17.Markaadse tiri giish baa jabo, xamar galayuustay.. 18.Oo aad tiri geed buu iga furay, wuuna gacan siiyey.. 19.Been baad ku goohday, gadaas ma uu galine.. 20.Garabna ka madan arag, amxaaradaas gooysay ma xastaada.. 21.Abidkaana gargaar kamadan helin, Gocosho hiil daaran.. 22.Waligiis dakanuu kugu wataa, Iyo inuu ku gaadaaye.. 23.Cadowgaaga aan gargaar lahayd, weeye xabashiduye.. 24.Hargaantigu iyo geesi wiil, wa ogsoon yahaye.. 25.Hooriguna wakhiis muu yaqan, gudobta loo dhiga'e.. 26.Waligiis ninkii geed ku xira, yuu gacal ku sheegaaye.. 27.Afartaas gundhigii gabayga, gocosho waayeel dheh.. 28.Gaf wan ka dhawraye, gogol dhigaygii dheh.. 29.Sidii sabi lama gabi dhacee, garasho wa weel dheh.. 30.Afar kala wan gudahayaa, guule igu kaydshay.. 31.Mar haddey gambeeladii, kaceen iyo guuto oramaa.. 32.Oo xabashiigi gaajada la baday, Goostay Xarigii.. 33.Oo go'aan ku gaareen, in ay giish la diriraan.. 34.Guhaaday qabeen bay, ilkaha giigsheen caradiiye'e.. 35.Waxa ay la gudahayaan, wa in ay geeri nolol ku gaarane.. 36.Gurboodkoodu i nuu dagaa, guri xalaaleede.. 37.Gam'ina mayaan, ilaa ay iliminta gaaraane.. 38.Gaaskoodo wa tagin, inta tigre garwaaxeedo.. 39.Gabbana mahayaan ilaa ay xayle, gawrac mariyaane.. 40.Garowshiyo wa loo huraa, ruux haddu kaa gar lee yahye.. 42.Gama lama noqdiyo ruuxaan, garasho aan celine.. 43.Gacalkaana wa lagu farxaa, maalintuu gaaro limintiisa.. 44.Cuqdadiyo guhaadana, wa laga durkaa gocoshadii hore'e.. 45.Walalkaana gidaar wa loo noqdaa, maalintuu garab banaan yahaye.. 46.Gacan qabadna waa loo huraa, gumuc rasaaseede.. 47.Gargaar yahay soomaali, ka kaca garowga aad jiifta.. 48.Kaco gumuca aakaha ka rida, gaalka gacan gooyada.. 49.Oo gowraca ku sugaa, gabre ehelkiisaa.. 50.Ka aarsada gumeeysku, wa midkii laayey gacalkaaye.. 51.Gaba wara waa midkii, guudka noo xiraye.. 52.Ka cad goosta maantuu, gawaan gagiya yaalaaye.. 53.Ka caraabi guriguu harsaday Goorna yuu ladin.. Curiye:- Khadar Ahmed Dhoore (Khadar Ehel maanso)

Subscribe to:
Posts (Atom)